Wasiir Diini “Galmudug gacan nagama siin xasilinta amaanka Gobolada dhexe”

Wasiirka wasaaradda Difaace dowladda Federaalka SoomaaliyaJen Cabdulqaadir Sh Cali Diini, ayaa ka hadlay xaaladda Magaaladda Gaalkacyo iyo mid sigaar ah uga taagan Caabud waaq.

231-5e8

Wasiirka ayaa sheegay in ay isku dayeen in ay xukuumadda kaashadaan, balse arintaan aan xukuumaddu soo dhawayn, waxaa uu intaas lku daray in looga baahnaa in la eego masiirka iyo jirtaanka Ummadda, si xal waara loogaaro taasiana ay Xukuumaddu doorkeedii ka lumisay.

 

Dhagayso

About The Author