Gaalkacyo: Dagaalkii oo Habaynsaday iyo Qaabkii uu ku biloowday

Waa mapka meelaha ay Wax kasoo weerareen iyo Meesha ay markii Danbe Ku laabteen (Puntlandes.com

Dagaalkii ka qarxay koonfur Galbeed ee Gaalkacyo ayaa Habayn saday, Ilaa iyo haddana lama garanayo khasaare rasmi ah oo ka dhashay, in kasta oo aan Isbitaalada wali dhaawac La keenin.

Weerarka ayaa waxaa soo Qaaday Maleeshiyaad ka Galmudug, kuwaas oo qorsheeyey in ay weerar Gaadmo ah ku qaadaan ciidanka Puntland ee Jiidda hore fadhiya.

Laba Jaho ayey ka soo weerareen ciidamad, waxaana uu Ujeedkoodu ahaa, in ala wareegaan Fariisinada ciidanka Puntland, ayna Bur buriyaan Dhismaha Maxjarka, oo ay maanta shaqadiisu Sicaadiya u socotay.

Waa mapka meelaha ay Wax kasoo weerareen iyo Meesha ay markii Danbe Ku laabteen (Puntlandes.com
Waa mapka meelaha ay Wax kasoo weerareen iyo Meesha ay markii Danbe Ku laabteen (Puntlandes.com)

 

Lasoco Wixii sookordha

About The Author