Sawirro: Odoyaasha Gaalkacyo oo Booqasho dhiiri gelin ah ku tagay Maxjarka oo dhismihiisu si habsami ah u socdo

11 okt 2016 (Puntlandes) Odoyaasha magaalada Gaalkacyo ayaa saakay waxay booqasho dhiiri gelin ah ku tageen Maxjarka ay Puntland ka dhisayso koonfur galbeed magaalada Gaalkacyo oo dhismihiisu si habsami ah uu u socdo.

Jawiga magaalada Gaalkacyo  ayaa degenaa saaka mana jirto wax waanwaan ah oo socota iminka.

Dawlada Puntland ayaa si Xawli ah ku wada dhismaha Maxjarka Gaalkacyo ay ka wado mana jirto cid isku dayday inay hor istaagto.

Daawo sawirrada qaar ka mid ah Odoyaasha magaalada Gaalkacyo oo booqasho dhiiri gelin ah ku tagay dhismaha Maxjarka, waxaana ka mid ahaa Odoyaadohaas Nabadoon Yaasiin cabdisamad.
231-6

231-6a

231-6a1

231-6a2

231-6a3
Puntlandes.com

About The Author