Dhagayso: Itoobiya oo si Xawli ah ugala baxaysa Ciidamadeeda Soomaaliya kadib Kacdoon gudaha ka bilowday

11 okt 2016 (Puntlandes) Dawlada Itoobiya ayaa bilowday Qorshe ay si Xawli ah ugala baxaysa Ciidamadeeda ka joogay Soomaaliya kadib markii uu Kacdoon ballaaran ka bilowday gudaha gudaheeda.

231-6a4

Goobtii ay banayaan Ciidanka Itoobiya waxaa si sahlan ula wareegaysa Kooxda Alshabaab, waxaa ah meeshii u dambaysay ee Itoobiya banayso oo ay Alshabaab qabsato Deegaanka Ceel Cali oo 70km u jirta magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Dhagayso Warbixin ay BBC ka diyaarisay iyo meelah ay ilaa iminka ka baxeen Ciidamada Itoobiya


Puntlandes.com

About The Author