BREAKING NEWS: Dagaal Gaalkacyo dib uga qarxay iminka

13 okt 2016 Magaalada Gaalkacyo oo ay ka jirtay xiisad coladeed ayaa iminka waxaa dib uga qarxan Dagaal u dhexeeya Puntland uyo Galmudug.

bn

Dagaalka ayaa waxa uu ku bilawday markii ay Galmudug madaaciic u badan lidka Diyaaradaha ku garaaceen goobtii ay dawlada Puntland ka dhisaysay Maxjarka, isagoo iminka xoogaystay la iskuna adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan.

Wixii war ah oo ku saabsan dagaalka Gaslkacyo kala sico Warbashinta Puntlandes.

Puntlandes.com

About The Author