Dhagayso: Salaad cali Jeelle “Maamulada Koonfurta Argagixisada ayey gabaad siiyaan meesha Puntland lagala dagaalamo”

14 okt 2016 (Puntlandes) Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo aadka u neceb Argagixisada Alshabaab ayaa ka hadlay waxa uu ka hadlay waxa ay uga duwan tahay dawlada Puntland maamulada kale ee dalka gaar ahaan kuwa Koonfurta marka lagu daro DFS, wuxuuna si cad u sheegay inuu Puntland dhankeeda isku badinayo maadaama ay la dagaalanto Alshabaab.

231-6c3

Siyaasi Salaad ayaa sheegay in Puntland kaliya lagula dagaalamo Argagixisada Alshabaab Koonfurta ay maamulada ka jira siiyaan Argagixisada Alshabaab GABAAD wuxuuna yiri “Maamulada Koonfurta Argagixisada ayey gabaad siiyaan meesha Puntland lagala dagaalamo…”

Dhagayso Salaad Cali Jeelle


Putlandes.com

About The Author