Akhriso magacyada & Beelaha ay kasoo jeedaan xubnaha Puntland ee Aqalka Sare ee ilaa iminka la doortay

20 okt 2016 (Puntlandes) Baarlamaanka dawlada Puntland ayaa ilaa iminka ku gudo jira Doorashada Xubnaha Puntland ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliy, waxayna kala yihiin Xubnaha la Doortay iyo Beelaha ay kasoo jeedaan:

231-5c7

 

  1. Hodon Maxamuud Cismaan: Beesha Dhulbahante
  2. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke: Beesha Cismaan Maxamuud
  3. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Farole: Beesha Ciise Maxamuud
  4. Siciido Xassan Cismaan: Beesha Warsengeli
  5. Cabdirisaaq Xassan Cismaan Juurile: Beesha Deshiishle
  6. Maxamuud Axmed Maxamuud Beesha: Cali Saleebaan
  7. Bootaan Bare Samatar: Beesha Jambeel
  8. Mahad Daahir Sheekh Nuur: Beesha Yuusuf Daarood (Awrtable)
  9. Farxaan Cali Xusseen: Beesha Tenaada Daarood (Leelkase)
  10. Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere Beesha Dhulbahante

 

Puntlandes.com

About The Author