Doorashada xubnaha golaha shacabka oo bari ka bilaaban doona Kismaayo & Baydhabo

7 Nov 2016 (Puntlandes) Afhayeenka guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya Maxamed Keynaan oo lahadlay Saxaafadda ayaa sheegay in doorashada xubnaha Golaha shacabka ay maalinta barri ah ka billaaban doonto magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhabo oo xarumo u ah maamulada Jubbaland iyo K/Galbeed.

232-1c

Afhayeenka ayaa sidoo kale tilmaamay in si wanaagsan ay u socdan howlaha doorashooyinka ee dalka, islamarkaana rajo wanaagsan ay ka qabaan in si qurux badan ay usoo dhamaadaan.

Puntlandes.com

About The Author