Akhriso magacyada & Beelaha ay kasoo jeedaan Xubnaha Aqalka Sare ee HirShabeelle

9 Nov 2016 (Puntlandes) Baarlamaanka maamulka HirShabeelle ayaa maanta Doortay Xubaha Aqalka Sare ku matalata Maamulkaas Baarlamaanka Jamhuueriyadda Federaalka Soomaaliya.

Xubnaha la Doortay ayaa waxaa ka mid ah DAGAAL OOGE DHIIGYACAB Muuse Suudi Yalaxoow oo Gacantiisa ku dilay dad badan oo Soomaaliyeed, kan qayb qaatay burburintii dawladnimad Sooaaliya.

DAGAAL OOGE Muuse Suudi Yalaxoow ayaa waxaa kaloo uu caan ku ahaa ISBAARO DHIGASHO waxaana la filayaa inuu ISBAARADIISII DIB U HAWGGELIYO oo uu uga shaqaysiiyo Aqalka Sare.

231-9c1
Halkan ka Aqriso Magacyada iyo Beelaha ay kasoo Jeedaan Xubnaha Aqalka sare

1-Muuse Suudi Yalaxow (Abgaal Mudulood)
2-Maxamed Amiin Sheekh (Abgaal Mudulood)
3-Prof Cusmaan Maxamuud Dufle (Ujeejeen Mudulood)
4-Maxamed Xuseen Raage (Xawaadle)
5-Maxamed Cismaan Dhagajuun ( Xawaadle)
6-Cusmaan Xxmed Macow (Jajeele)
7-Naciima Ibraahim Yuusuf (Gaaljecel)
8- Fartuun C/Qaadir Karaama (Jareer Sadex Cumaroow)

Xubnaha la sheegay in loo Doortay Aqalka Sare ayaa waxaa DAGAAL OOGAYAASHA kala ah:

  1. Muuse Suudi Yalaxoow: HirShabeelle
  2. Cabdi Qaybdiid: Galmudug
  3. Axmed Xaashi: Jubaland
  4. Fartaag: Jubaland

Puntlandes.com

 

About The Author