Dhagayso: Madaxwayne Gaas (MOOGE) oo si kulul uga hadlay falalka kooxda Al-Shabab

130

Garowe(Pes) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas (MOOGE) oo maanta khudbadiisa ku aadan munaasibadda ciida usoo jeediyay dadwaynihii kula tukaday salaada ciida Garoonka Mire Awaare ayaa si xooga uga hadlay falalka foosha xun ee kooxda Al-Shabab iyo guushii ay ka gaareen dagaalkii maalmo ka hor ka dhacay Buuraha Galgala ee Gobalka Bari.

 

Madaxwayne MOOGE ayaa wuxuu carabka ku adkeeyey dadweynihii Salaada kala qaybgalayna u malan qaaday in aysan Puntland Kooox yar u afduubnaan doonin ciday doonaan ha ahaadeene. Balanqaadkaas uu madaxweyne MOOGE balanqaaday ayaa shacabka Puntaland u guuxeen iyagoo ka rajo qaba in uu fuliyo. Inkastoo dadka wax odorasaahi ay leeyihiin waa ku adag tahay arinkaas fulinteeda.

Halkan ka dhagayso Madaxweyne Mooge

Puntlandes.com

About The Author