Daawo Sawiro: Sida looga Ciiday Halmstad Sweden

Halmstad (PES): Waxaa si aan horey loo arag maantay looga ciiday Magaalada Halmstad ee wadanka Sweden iyadoo ka duwanayd sidii looga Ciidi jiray Ciidihii hore. Waayo waa Magaalo Islaamku aad ugu korayo waxaana sanadkan u dheer  Tuulooyin ku yaala hareeraha Magaalad oo la Ciiday Muslimiinta Halmstad.

Waxaa sanadkan loo diyaariyeySaalada Ciida meel aad wayn oo deeqa y dad aad aad u tiro badan meesahaan oo lagu magacaabo Halmstad Arena. Caruurtii iyo dadkii ka soo qayb galayna farxad iyo damaashaad ayey ku Ciideen.

Waxaan Warbaahinta Caalamiga ah ee Puntlandes ay u rajaynaysaa muslimiinta Halmstad in sanadkan kan ka dambeeya Allah uu gaarsiiyo ayna ku Ciidaan farxad iyo rayrayn.

Guud ahaan Waxay Warbaahinta Puntlandes u soo gudbinaysaa Hambalyo dhamaan Muslimiinta ku nool Dunida Daafaheeda gaar ahaan Shacabka reer Puntland.

 

Daawo sawirada Ciida ee Halmstad
20141004_084335

 

 

 

20141004_084443 - kopia - kopia

20141004_084443 - kopia

20141004_084443

20141004_084456

20141004_084600

20141004_084747

20141004_084752

 

 

 

20141004_084812

20141004_090246

20141004_090259

20141004_090305

20141004_092409

20141004_092417

20141004_093425

 

 

 

 

20141004_093455

20141004_093500

20141004_093512

20141004_093517

20141004_093523

20141004_093530

20141004_093624

20141004_093635

20141004_093640

20141004_093817

20141004_093824

20141004_093943

 

20141004_094619

20141004_094623

 

20141004_095057

20141004_095102

 

20141004_095333

20141004_095407

20141004_095414

20141004_095439

20141004_095517

20141004_095521

20141004_095628

20141004_102052

 

 

20141004_102329

20141004_102337

 

20141004_102445

 

 

 

20141004_104708

20141004_104724

Puntlandes.com

About The Author