Wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta Sare oo ku dhawaaqdau Ololaha Gurmadka Abaaraha

14 nov 2016 (Puntlandes) Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sarre ayaa maanta daahfurtay Ololaha badbaadinta dadka ku cayroobay abaaraha ku dhuftay miyiga Puntland , Waxaana daahfuray barnaamijkan ololahaa masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada Puntland.

Ujeedada barnaamijkan ayaa salka ku haya saddex arrimood oo ay ka mid yihiin , In Wasaaraddu muujiso kaalinta kaga aadan gurmadka abaaraha ka jira dalka,Sidii loogu aruurin lahaa goob kasta oo waxbarasho oo ku taala Puntland Cunto,Dhar,Gogol,Lacag iyo Wixii suurta gal ah iyo Wasaaraddu ka furto Gobol walba iyo Degmo kasta Akoono tababuracaad ah.

Dikreetooyin kazoo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada  ayaa lagu wargaliyay dhamaan masuuliyiinta goobaha waxbarashada ee magaalooyinka inay diyaariyaan qorshahan tababuracaad oo loogu gurmanayo boqolaal qoys oo ku barakacay abaaraha iyo Magacaabida Guddiga Arrimahaas uga shaqeynaya Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sarre ee Puntland.

Akhriso Dikreetadda Wasaaradda Waxbarashada.

232-3e

232-3e1

 

img_9392img_9394img_9397img_9399img_9406img_9408img_9464img_9470img_9471img_9475img_9483img_9484img_9487img_9490img_9494img_9499img_9503img_9515Puntlandes.com

About The Author