DHEGEYSO-Madaxweyne Ku-xigeenka DPL Oo Kahadlay Heshiiskii Galkacyo iyo Sayladda.

November 16 2016 (Puntlandes)-Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumey oo waraysi gaar ah siinayey Idaacadda Daljir ayaa waxa uu kahadlay heshiiskii kadhacay Galkacyo, halka uu marayo dhismaha sayladda Galkacyo iyo arrimo kale.

camee

Mudane Cabdixaakiin ayaa soodhoweeyey heshiiska Galkacyo ay dowladdu kula gashay Galmudug, wuxuuse dhaliilay in shirka wajigiisa labaad aan lagu qaban meesha boogtu ka daqnanayso, wuxuuna sidoo kale sheegay in dhismihii sayladdu dhammaad yahay.

DHEGEYSO

About The Author