Dhagayso: waraysi aqoonyahan (SIYAASI) Cabdulqaadir Sheekh (JENGELI)

7 dec 2016 (Puntlandes) Aqoonyahan (SIYAASI) Cabdulqaadir Sheekh (JENGELI) ayaa waraysi uu siiyey Golaha1960 uga waramay sharcidarada madaxweyne xasan iyo raiisal wasaare Cumar Cabdirashiid ay ku haystaan kuraasta ay ku fadhiyaan ,musqmaasaqa  doorashooyinka dowladd goboleedada hareeyey iyo arimo kale.

232-6c3

Golaha codka shacabka Soomaliyeed iyo websaydhada uu Goluhu leeyahay sida golaha1960.com iyo websaydka ay wadshaqayna leeyihiin ee Puntlandes.com.

Dhagayso: Golaha1960 uu ka Waraystay Aqoonyahan (SIYAASI) Cabdulqaadir Sheekh (JENGELI) Musuqmaasaqa hareeyey Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya ee 2016ka


Puntlandes.com

About The Author