Daawo Video: Madaxwaynaha Puntland oo Agaasimaayaal guud magacaabay

Garowe(Pes) Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Cali Gaas (MOOGE) ayaa maanta magacaabay Agaasimayaal cusub iyo qaar ka mid ah garsoorayaasha Gobaladda.
Afhayeenka madaxtooyada Puntland Cabdilaahi Axmed Jaamac (Quraanjecel) ayaa warbaahinta u akhriyay qoraalka uu is-badalka ugu sameeyay madaxwayne Gaas Agaasimayaasha guud ee wasaradaha Puntland.

Halkan ka daawo Afhayeenka madaxtooyada oo akhrinaya magacyada

Puntlandes.com

About The Author