Daawo Muuqaal Waraysi dheer oo arimo badan oo Xasaasi ah uga hadlay madaxwaynaha Gaas

12 dec 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo waraysi dheer siiyay wariye Maxamed Yamani ayaa kaga hadlay arimo muhiim ah, kuwaasoo kala ah.

233-1c5

  1. La dagaalanka Daacish iyo Alshabaab
  2. Abaaraha ka jira Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya
  3. Safarkii Madaxweynaha ee dalka Shiinaha
  4. Dib u dhaca doorashada madaxwaynaha JF Soomaaliya
  5. Faragelinta la sheegay in lagu hayo Doorashada ka socota Soomaaliya
  6. Waraaqdii kasoo baxday xafiiska gudoonka Baarlamaanka.
  7. Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn


Puntlandes.com

About The Author