Musharixiinta Wareega labaad u gudbay, Yaa tanaasulay? Aad 2 Musharax 2aad 2Musharax waa kuwee?

12 jan 2017 (Puntlandes) Wararkii u dambeeyey & Musharixiinta Wareegaa labaad u gudbay, Yaa tanaasulay?

233-5b5

Gudoomiye kuxigeenka 1aad ayaa cododka waxaa loo kala helay sidatan:

  1. Muudeey 111 Cod
  2. Faarax 94 Cod
  3. Khadiijo 26 Cod
  4. Ciid 17 cod
  5. Macow 7 Cod
  6. Iikar 4 Cod

Waxaa sida Xeerkuu qabo u Gudbay wareega labaad afartan Musharax:

  1. Muudeey 111
  2. Faarax 94
  3. Khadiijo 26 Cod (way tanaasushay)
  4. Ciid 17 cod (wuu tanaasushay)

 

Xildhibaan Khadiijo oo heshay 26 Cod waa ay tanaasushay inay u gudubto wareeya labaad. Khadiijo ayaa u mahadcelisay dadkii lasoo shaqeeyey Ololiheeda

Xildhibaan Saciid Xuseen Ciid oo helay 17 Cod waa uu ka tanaasulay inuu u gudubo wareeya labaad. Ciid ayaa u mahadceliyay Gudiga Doorashada.

Ugu dambaytii waxaa si rasmi ah Wareega labaad oo ah kan ugu dambeeya u gudbay:

  1. Muudeey 111
  2. Faarax 94

Guud ahaan waxaa Codeeyey 259 Xildhibaan

 

Gudoomiye kuxigeenka 2aad ayaa cododka waxaa loo kala helay sidatan:

  1. Mahad Cawad 71
  2. Baqdaadoi 51
  3. Ibi 36 (Wuu tanaasulay)
  4. Burhaan 26 (Wuu tanaasulay)
  5.  Goodax 18
  6. Cilmi 12
  7. Qanyare 12
  8. Xuseen 14
  9. Maryan 10
  10. C/laalhi Sh. Ismaaciil 8

Waxaa sida Xeerkuu qabo u Gudbay wareega labaad afartan Musharax:

  1. Mahad Cawad 71
  2. Baqdaadoi 51
  3. Ibi 36
  4. Burhaan 26

Waxaaana tanaasulay musharax Ibi 36 iyo musharax Burhaan 26

Ugu dambaytii waxaa si rasmi ah Wareega labaad oo ah kan ugu dambeeya u gudbay:

  1. Mahad Cawad 71
  2. Baqdaadoi 51

Dhawaan ayaa waxaa loo gudbayaa Codaynta wareega u dambeeya

Puntlandes.com

About The Author