Daawo Video: Xildhibaanada Galmudug “Waxaa Cadaado isku kaaya keenay waa Sharci haddii uusan madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariiml u Hogaasamayn waanu ku kala tagaynaa Cadaado”

14 jan 2017 (Puntlandes) Xildhibaanada Galmudug oo dhawaan xilkii ka qaaday madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed oo iyagoo kullan qado ah ku leh Cadaado ay soo hujuumeen Ciidanka NISA oo ka amar qaadanaya madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariim ayaa waxay ka digeen Handadaada uu wado madaxweynihii hore waxayna ugu baaqeen inuu Sharciga u hogaansamo.

233-7a7

Xildhibaanada Galmudug ayaa wxay sheegeen inaua aku dahisan yahay maamulka Galmudug sharci ayna ku joogaan Cadaado haddii sharcigaas la diidana in lagu kala tagi doono Cadaado ayagoo yiri sidatan “Waxaa Cadaado isku kaaya keenay waa Sharci haddii uusan madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariiml u Hogaasamayn waanu ku kala tagaynaa Cadaado”

Dhanka kale Xildhibaanada Galmudug ayaa waxay u mahadceliyeen shacbiga ku nool magaalada Cadaado oo Sharciga iyo Xildhibaanada Galmudug garab istaagay.

Xildhibaanada Galmudug ayaa magacaabay Guddi Doorasho madaxweyne, halkan ka akhriso

Puntlandes.com

About The Author