Daawo Video: Puntland oo lagu Casuumay Shirka Maalgashiga Africa ee London

Garowe(Pes) Dowladda Puntland ayaa markii ugu horaysay lagu casuumay Shir Caalami ah oo ka dhacaya wadan reer Yurub ah waa Ingiriiskee. Shirka oo ku saabsan Maalgashiga Africa iyadoo ay shirkaas ka soo qaybgalayaan madax farabadan oo Qaarada Afruka iyo Dunida kaleba ka socota kasoo dhowaan lagu qabanayo dalka Ingiriiska gaar ahaan magalada London.

Madaxda Afrika ayaa soo halkaas ka soo jeedinaya Fursadaha Ganacsi ee dalalkooda ka jira isagoo madaxweynaha Puntland Dr Gaas uu halkaas ka soo jeedindoono Fursadaha ka jira Puntland. Madaxwayne Gaas ayaa sheegay shirkan inuu ahmiyad gaar ah u lee yahay maadama uu horay ugu dhawaaqay inay soo dhawaynayaan cid kasta oo maalgashanaysa Puntland.

Hlkan ka daawo

Puntlandes.com

About The Author