DAAWO Heestii Daah-fur ee Mashruuca Ballaarinta, horumarinta & casriyeynta Dekedda Bosaso

7 April 2017 (Puntlandes) HEESTA DAAH-FUR waa hees loo qaaday mashruuca ballaarinta, horumarinta iyo casriyeyta Dekedda Bosaso iyo waliba mashaariicda kale ee Puntland ka socda kuwaasoo ku yimid dadaalka aan kala go’a lahayn ee ay wado xukuumadda uu madaxweynaha ka yahay Dr Cabdiweli Mxamed Cali Gaas.

Madaxweyne Dr Cabdiweli ayaa noqonaya madaxweynihii kaabayaasha dhaqaalaha ee Puntland.

234-8a2

DAAWASHO WACAN HEESTA

Puntlandes.com

About The Author