Daawo Video-Sawirro: Ardada dugsiga Cirro ee Bursaalax oo dhir ku beertay Hoyga gabdhaha (Kolejka) Bursaalax

10 April (Puntlandes) Ardada dhigata dugsiga Hoose Dhexe ee Cirro ee magaalada Bursaalax ayaa waxay ku sameeyeen dhir beeris Hoyga gabdhaha ama Kolejka Gabdhaha ee Bursaalax.

Kolejka Gabdhaha ee Bursaalax oo ayaa dhawaan la dhamaystiray dhismihiisa isagoo loo dhameeyey dhamaan qabalka iyo agabyadii uu u baahnaa.

Daawo Muuqaalka

Daawo sawirrada
1

2

3

4

5
Puntlandes.com

About The Author