Daawo Video: Deeq daawo ah oo la gaarsiiyay Buuhoodle
15 April (Puntlandes) Dowladda Soomaaliya ayaa deeq daawo ah oo ilaa 4 tan ah gaarsiisay shacabka ku nool magaalda Buuhoodle ee gobolka Cayn ayadoo diyaarada siday dawada ay ka degtay Garoonka magaalada Buuhoodle.

Xilibaan Maxamed Jaamac Gengeli iyo Xilibaanno deegaanka ah ayaa deeqda oo ka timid dowladda Soomaaliya gaarsiiyey maamulka iyo isimida gobolka Cayn.
Daawo muuqaalka
Puntlandes.com