Dhagayso: Bogaadin ku socota mashaariicda horumarinta ee ay wado dawladda Puntland ee uu hogaamiyo Dr Cabdiweli Gaas

17 April 2017 (Puntlandes) Barnaamijkan oo odayaasha iyo shacabka reer Puntland ku qiimeeyeen sida Xukuumadda Puntland ee uu hogaamiyo Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ay wax uga qabteen dhinaca mashaariicda horumarineed ee kaabayaasha dhaqaalaha, baahiyaha aasaasigaa  ee dhulka Puntland, Ceelal Biyood oo aad u badan iyo abaabulka iyo wax ka qabashada Abaarta ku habsatey dhulka ay degan yihiin dadka reer Puntland iyo dadka soomaliyeed ee u soo guurey.
images
Dhagayso barnaamijka Golaha1960 iyo Weriye Dhegood


Webs. Puntlandes,Saadaalnews iyo Golaha1960.com

About The Author