Daawo sawirada Amb Ahmed Awad & amb Schwartz oo kulmay

18 April (Puntlandes) Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Maraykanka Amb Axmed Cise Cawad ayaa la kulmay Danjiraha Maraykanka u dalka Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Muqdisho Amb Stephen Schwartz, iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada dal.

Dalka Maraykan ayaa taageero xoogan siiya dawlada Federaalka Soomaaliyakana qayb qaata sidii ay Soomaaliya mar kale cagaheeda isugu taagi lahayd. Safiirka ayaa waxaa kullanka ku weheliyey qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyewed ee dalka Maeraykanka.

IMG_20170418_173939

 

IMG_20170418_173926

IMG_20170418_173931

IMG_20170418_195049

IMG_20170418_195055

Puntlandes.com

About The Author