TAFATIRAHA WARBAAHINTA PUNTLAND POST OO SAACADO XABSI LOO TAXAABAY

22 April (Puntlandes) Ciidamo ka tirsan Puntland ayaa Xabsiga u taxabay saaka Tafatiraha Warbaahinta PUNTLAND POST  Abshir Dhiirane, xili uu ku sugnaa Goobtiisa shaqada.

234-9b9

Lama oga xariga loo gaystay Abshir Dhiirane sababta ka dambaysa iyo waxa uu salka ku hayo .

Ciidanka ammaanka Puntland weli wax faah faahin kama aysan bixin xariga Tafatire Abshir Dhiirane. Saacado kadib ayuu wariye Abshir Dhiirane xoriyaddiisii dib u helay.

Puntlandes.com

About The Author