Sawirro: MSF oo la wareegtay maantay qaybo Isbitaalka guud ee Gaalkacyo

16 May 2017 (Puntlandes) Maanta ayaa waxaa Isbitaalka guud Gobolka Mudug ee magaalada Gaalkacyo waxaa ka dhacday munaasabad ballaaran oo ay  Hay,ada MSF markale kula wareegatay qaybo ka mid Isbitaalkaas.

Maanta ayey waxay la wareegtay wajiga 1aad qaybta Quudinte ee Caruurta, halka wajiga 2aad ay la ewareegi doonto qayb kale oo ka mid ah Isbitaalka sida Emergencyga.
Isbitaalka Gaalkacyo waxa uu noqnayaa Isbitaalkii ama magaaladii1aad ee ay di buga hawlgasho Soomaaliya waxaana ka shaqeeyey arintan Wasaarada Caafimaadka iyo Dawlada Puntland.

Daawo sawirrada munaasabadda ay kula wareegtay MSF Isbitaalka guud ee Gobolka Mudug ee magaalada Gaalkacyo
1

2

2a

3

3a

4

5

6

7

8

9

10

11
Puntlandes.com

About The Author