Daawo Video-Akhriso: Madaxwaynaha Dawladda Puntland oo magacaabay Wasiiro, Wasiir ku xigeenno & Wasiiro Dawleyaal

4-2

5 June 2017 (Puntlandes) Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 5/6/2017 magacaabay Wasiiro, Wasiir ku xigeenno iyo Wasiiro Dawleyaal, waxayna kala yihiin:

  1. Cabdiraxmaan Barkhad Warsame waxaa loo magacaabay –Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Hidaha iyo Dhaqanka.
  2. Cabdikhadar Faarax Shaaciye waxaa loo magacaabay –Wasiirka Dib u dhiska iyo horumarinta Puntland.
  3. Maxamuud Faarax Beeldaaje waxaa loo magacaabay –Wasiir dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland
  4. Yaasiin Cabdi Seed waxaa loo magacaabay –Wasiir dawlaha Wasaaradda Waxbarashada Puntland
  5. Cabdirashiid Cali Geele waxaa loo magacaabay –Wasiiru dawlaha Wasaaradda Amniga.
  6. Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan waxaa loo magacaabay –Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland
  7. Cabdifitaax Xasan Xuseen(Waloore) waxaa loo magacaabay –Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Puntland.
  8. Aamina Maxamed Cabdullaahi waxaa loo magacaabay –Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.
  9. Cabdiweli Maxamed Yuusuf waxaa loo magacaabay –Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud.

Hoos ka akhriso dekreetada

235-e7b

About The Author