Akhriso C/fataax Shaaweeye oo loo magacaabay Agaasime kuxigeenka Hey’adda Socdaalka DFS

C/fataax Ibraahim Cumar Shaaweye ayaa loo magacaabay Agaasime Kuxigeenka Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, isagoo mar kale kuxigeen u noqday saaxibkiis Maxamed Aadan Jimcaale Koofi Agaasimaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.

235-4a1

Inkastoo warqadan ay shalay un soo shacaa baxday, hadana taariikhda ka muuqata magacaabida ayaa ah bishii April, waxaana la ogeyn sababta illaa hada ay qarsoodiga aheyd.

235-4a

Puntlandes.com

About The Author