Madaxweyne Farmaajo oo Kismaayo ka duulay

7 June 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo safar ku tagayKismaayo shalay gelinkii dabe ayaa maanta gelinkii hore ka duulay magaaladaas.

20

Madaxweyne Farmaajo ayaa shalay sheegay inuu Kismaayo ku sugnaan doono labada cisho ee soo socota. laakiin waxaa hada cadaatay in safarka madaxweynaha lasoo gaabiyey iyadoo aan la shaacin sababta.

Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Warbaahinta Putlandes ayaa sheegaya inuu dhex maray is-fahan waa madaxweyne Farmaajo iyo Axmed Madoobe, kaasoo la xiriira ilaha dhaqaalaha ee magaalada Kismaayo.

Faahfaahin kala soco Warbaahinta Putlandes

Putlandes.com

About The Author