Dhegayso: Xaggee maraysaa Dhismaha Wadada Ceel-daahir & Ceerigaabo?

17 June 2017 (Puntlandes) Dhismaha wadda isku xirta Ceeldaahir iyo Cerigaabo ayaa waxaa uu u socotaa si habsami leh iyadoo guddiga howshan maamulayaa ay sheegeen in waddo 45km lagu sameeyey dhagax tuur oo ka bilaabanaysa Ceeldaahir oo dhanka Koonfur Galbeed kaga aadan Bosaso ilaa iyo Midigale, wadadaan ayaa waxaa lagu dhisayaa halgayskii madaxweynaha Puntland ee ahaa ”Puntland ha isku tashato”.

14

General Cali Ismaaciil Maxamed oo ah Madaxa Howlgalinta mashruuca ayaa radio Daljir uga waramay sida shaqada iminka usocoto, isagoo sheegay in ay sugayaan qalankii Laamiga lagu saari lahaa 45km ee la dhameeyey.

Dhagayso Gen Ismaaciil Madaxa Howlgalinta mashruuca


Puntlandes.com

About The Author