Daawo Gabar ay Ciidamada Axmed Madoobe Kismayo ku kufsadeen oo Codsi u dirtay Dowladda Somalia

 

25 June 2017 (Puntlandes) Magaalad Kisamayo oo xarun kumeel gaar ah u ah Jubaaland ayaan waxaan ka jirin sharci iyo kala dambayn, waxaana sabab u ah madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo ku fashilmay mas’uuliyadii loo igmaday.

17

Waxaa Kismaayo Malayshiyo uu samaystay Axmed Madoobe oo uu ugu yeero Ciidanka Jubaland ay ka wadaan Kufsi, Boob, Dil iyo Barakicin mana jiro wax sharci iyo dawladnimo ah oo halkaas ka shaqeeya.

Dhacdooyinkii foosha xumaa ee uu maamulka Axmed Madoobe gaysanayey waxaa ugu dambaysay gabar Soomaaliyeed oo la faraxumeeyey ee muuqalaka ka daawo.

Daawo Gabar ay Ciidamada Axmed Madoobe Kismayo ku kufsadeen oo Codsi u dirtay Dowladda Somalia

Puntlandes.com

About The Author