Sawirro-Video: Sidee looga Ciiday Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi

 

26 June 2017 (Puntlandes) Waxaa shalay laga tukaday Salaada Ciida ee Ciidul fidriga Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya,Waxaana ka mid ah Goobaha laga oogay  salaada ciida Xaafada soomaalidu degto ee Islii.

Halkani waa iskuulka weyn ee lagu Magacaabo Easstleigh High School ee ku yaala xaafada islii waxaana ku soo xaadirey boqolaal Soomaaliya si ay u gutaan wajibaadka salaada.

Daawo Muuqaal


Daawo sawirrada
_MG_9333

_MG_9337

_MG_9338

_MG_9344

_MG_9348

_MG_9366

_MG_9367

_MG_9397

_MG_9402

_MG_9420
Puntlandes.com

About The Author