Daawo Sawirada sida looga Ciiday magaalada Halmstad dalka Sweden

26 June 2017 (Puntlandes) Waxaa si wayn, shalay oo ay taariikhdu ahayd 25ka June 2017,  looga Ciiday Magaalada Halmstad ee wadanka Sweden, taasoo ah  Magaalo Islaamku aad ugu korayo.

Waxaa sanadkan loo diyaariyey Saalada Ciida meel aad wayn oo deeqda dad aad aad u tiro badan.

Caruurta ayaa sanadkan waxaa loo saeeyey meelo ay ku cayaaraan si ay farxad iyo damaashaad ugu Ciidaan.

Waxay Warbaahinta Caalamiga ah ee Puntlandes ay u rajaynaysaa muslimiinta Halmstad in sanadkan kan ka dambeeya Allah uu gaarsiiyo ayna ku Ciidaan farxad iyo rayrayn.

Waxay Warbaahinta Puntlandes u soo gudbinaysaa Hambalyo dhamaan Muslimiinta ku nool Dunida Daafaheeda gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan guddo iyo dibadba.
Daawo sawirrad
20170625_091853

20170625_091855

20170625_091859

20170625_091923

20170625_092024

20170625_092027

20170625_095143

20170625_095156(0)

20170625_095211

20170625_095216

20170625_095357

20170625_095406

20170625_095412

20170625_095413(0)

20170625_095413

20170625_095443

20170625_100101

20170625_095827

20170625_100251

20170625_100313_001

20170625_104508

20170625_104522

20170626_140330

20170626_140333

20170626_140341

20170626_140342

20170626_140349

20170626_140351

20170626_140358

20170626_140442

20170626_140446

20170626_140456

20170626_140554

20170626_140758

20170626_140823

20170626_141014

20170626_141023

20170626_141201
Puntlandes.com

About The Author