Daawo barnaamij ku saabsan Wasiirka deegaanka Puntland oo Deegaanka Xamxamaa ka dhagax dhigay Biyo Xireen Wayn

14 July 2017 (Puntlandes) Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawladda Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsameayaa 11kuu bishan july 2017 ka dhagax dhigtay Biyo xireen laga samaynayo Togga Dhuugley oo kuyaala deegaanka Xamxamaa oo ka tirsan Magaalada Garoowe, Dhagax dhiga togan ayaa waxaa ka qaybgalay Madaxda wasaarada Deegaanka, Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha Iyo Beeraha ee Puntland, xafiiska Deegaanka ee dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya, Maamulka deegaanka Xamxamaa, Waxgaradka Deegaanka iyo qaarkale oo katirsan bahwadaagta Wasaarada Deegaanka dawlada Puntland.
13
Daawo barnaamij gaar ah oo ku saabsan

Puntlandes.com

About The Author