Sawirro: Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Gaaray Gaalkacyo

15 July 2017 (Puntlandes) Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay iyo Wafdi uu hogaaminayo, ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Wafdiga Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxaa ka mid ah Gudoomiye kuxigeenada koowaad iyo labaad ee baarlamaanka Puntland iyo xildhibaano

Madaxweyne ku xigeenka ayaa Gaalkacyo kaga qayb galaya Aas loo samayn doono Fiqi Bashiir Cabdulle oo dhowaan ku dhintay wadanka Sweden.

Wufuud kala duwan oo isugu jira Isimo, Culumaa’udiin, Waxagrad iyo Siyiin ayaa ku qulqulaya magaalada Gaalkacyo.
27c

27b
27

27a
Puntlandes.com

About The Author