Akhriso Hantidhowrka Puntland oo xayiray Akoomada dowladda

19 July 2017 (Puntlandes) Hanti dhowrka Puntland ayaa xayiray koontooyinka Puntland kadib markii Baarlamaanka uu shalay kalsoonidii kala noqday golaha wasiiradda dawladda Puntland.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Hanti dhawrka guud ee Dowlada Puntland ayaa lagu sheegay in la xanibay dhamaan dhaq dhaqaaqa koontooyinka Wasaaradaha ee Bangiga dhexe iyo Shirakaadka gaarka loo leeyahay.

Akhriso qoraalka

40a

Puntlandes.com

About The Author