Sawirro: Bandhigga waxqabadka xukuumadda Puntland oo Garowe maanta ka bilowday

23 July 2017 (Puntlandes) Maanta ayaa  waxaa Garowe ka bilawday Bandhigga waxqabadka xukuumadda Puntland ee dhawaan uu Barlamaanka Puntland kalsoonidii kala noqday.

Wuxuu ka dhacay bandhigaasi Hoolka shirarka ee jaamacadda Bariga Africa qaybta Garowe.

Maanta ayaa waxaa waxqabadkooda soo bandhigay wasaaradaha kala ah.

  • Waxbarashada iyo tacliinta sare
  • Caafimaadka
  • Beeraha iyo Waraabka

Inta uu socdo barnaamijka waxaa diirrada lugu saaraya wasaarad walba wixii ay qabatay laga soo bilaabo 2014.

 

17a

17a1

17a2

Puntlandes.com

About The Author