Dhagayso: Madaxweyne Dr Cabdiweli oo ka Hadlay Mowqifka Puntland ee Xiisadda Khaliijka

17 Aug 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo waraysi siiyey VOA  ayaa sheegay in danaha istaraatijyadeed ee Puntland kala dhaxeeyay Sacuudiga iyo Emiraatka uu ku qasbay in dawladda Puntland ay la safto dalalkaasi.
82
Dhanka kale Dr Gaas ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay inay dib u eegto go’aanka dhex-dhexaadnimada ah ee ay ka qaadatay xiisadda ka taagan Khaliijka, ayna taas horay ugu sheegeen.

Madaxweyne Gaas oo sharaxaya danaha Puntland ayaa sheegay in Puntland ay dowladda dhexe uga danbeyso go’aamada arrimaha dibedda ee ay xaq u leedahay, balse wuxuu sheegay in dastuurku uu dhigayo in arrimaha qaarkood laga wada tashado.

Dhagayso waraysiga madaxwey Dr Cabdiweli


Puntlandes.com

About The Author