Daawo Video iyo sawirrada aas Qaran oo maanta loogu sameeyey magaalada Galkacyo maydkii Prof Maxamed Jaama

19 Aud 2017 (Puntlandes) Waxaan maanta qabuuraha magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug Aas qaran loogu sameeyey Prof Maxamed Jaamac Saalad Takar oo dhawaan ku geeriyooday dalka Talyaaniga.

Aaska marxuumka ayaa waxa ka soo qayb galay marti kala duwan sida Xildhibaan Saleebaan Maxamuud Xaashi oo mayka marxuumka kasoo raacay magaaalada Muqdisho, wasiirka Caafimadka, Gudoomiya Gobolka, Duqa magaalada Gaalkacyo, Islaan Bashiir Islaan Cabdille waxgarka, Aqoonyahano iyo Siyaasiyiin ka kala yimid guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan Puntland.

Marxuumka ayaa waxaan Allah looga baryey in uu kawaraabiyo Janadii Fardowsa. Qabriga u waasiciyo.

Daawo Muuqaal

Daawo sawirrda
1

2

2a

3

3a

3a1

3b

3b1

3b2

3b3

3b4

3b5

3b6

3b7

3b8

3b9

3b10

3b11

3b12

3b13

4

4a

5
Puntlandes.com

About The Author