Akhriso Golaha Shacabka oo berri kullmaya, maxay yihiin Qodobada looga hadlayaa?

17 Sept 2017 (Puntlandes) Golaha Shacabka Baarlamaanka JF Soomaaliyeed ayaa kullan yeelanaya maalinta berri ah oo ay taariikhdu tahay 18ka seot 2017, kaasoo furmaya  marka y saacadu tahy 9ka subaxnimo.

29b2

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa kullankaas lagu wargeliey inay kasoo qayb galaan waxaana looga hadlayaa fadhiga qodobo kala kala ah:

  1. Akhrinta 1aad ee  hindisa Sharciyeedka Biyaha
  2. Akhrinta 1aad ee hindisa Sharciyeedka Waxbarashada

Dhawaan ayey ahayd Markii ay Kullan ka yeesheen Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ku saabsanaa arintii Qalb-Dhagax uu gudoonka Baaarlamaanku ku dhawaaqay inay Gudi diyaarinayaan soo baara arintaas ilaa iminkana laguma dhawaaqin Gudigaas.

Puntlandes.com

About The Author