Dhagayso-Federaal DIID: Faaqidaadda VOA Federaal ma ka Habboon yahay Soomaaliya?

29 Sept 2017 (Puntlandes) Barnaamijka faaqidaadda ee Ka baxa VOA ayaa waxa uu toddobaadkan ku saabsanaa Arrimaha Federaalka iyo maamul goboleedyada Soomaaliya.
27d8

Shaqaalaha idaacadda VOA ayaa ah Federaal diid u ololeeya ama wali ku haminaya in Soomaaliya lagu celiyo dawlad Xamar, sidii ay ahayd ka hor 1991kii, taasoo aaan ahayn wax suurtogal ah iminka.

Dhagayso Barnaamijka faaqidaadda ee Ka baxa VOA & Federaal Diidka


Puntlandes.com

About The Author