Tacsi: Gen Maxamed Abshir Muuse oo ku geeriyooday dalka Maraykanka

Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajucuun kuli nafsi daaiqatul mowd 

34e4

Waxaa ku geeriyooday dalka Maraykanka Allaha u naxariistee Gen. Maxamed Abshir Muuse oo kamid ahaa Saraakiishii Soomaaliyeed gaar ahaana ahaa Taliyihii ugu horeeyey ee soo dhisay Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed markii la aasaasay.

AUN Gen Maxamed Abshir ayaa muddo ku noolaa dalkaas, isagoo shalay oo ay taariikhdu ahayd 25ka Oktoober 2017 ku geeriyooday. AUN Gen. Maxamed Abshir ayaa haa Sarkaal guud ahaan taariikhda dawladnimada Soomaaliyeed iyo gaar ahaan Booliiska Soomaaliyeed baal dahab ah kasoo qaatay.

Warbaahinta Puntlandes waxay Allah uga baryaysaa inuu Jano Fardowsa ka waraabiyo marxuumka, eheladiisii, Asxaabtiisii iyo Qoyskiisana samir iyo Iimaan ka siiyo Amiin.

34e7

34e8

34e6

34e5

34e3

34e4

About The Author