TACSI KU SOCOTA EHELADII UU KA GEERYOODAY AUN GEN. MAXAMED ABSHIR MUUSE

INNAA LLILAAHI WA INAA ILEYHU RAAJUCUUN KULI NAFSI DAA’IQATUL MAWD

34e9 

Anagoo kala ah Dr Yassin Cali Cuuke, Dr Maxamed Xuseen  Biixi, Dr Mahdi Yuusuf Dhuux, Dr Axmed Dalmar cabdiraxmaan, Dr Xuseen Cali Saylaan, Dr Abdirisaq Warsame Farax (Abdirisaq Garwayne) iyo Abwaan Bashir Cabdi Jaamac (Shiish) Waxaanu ka Tacsiyeynaynaa geerida naxdinta leh ee ku timid gaar ahaan eheheladii uu ka geeryooday Allaha u naxariistee Gen. Maxamed Abshir Muuse. khaasatan caruurtiisii, Eheladiisii, Asxaabtiisii, guud ahaana waxaan u tacsiyeynaynaa ummadda reer Puntland iyo dhamaan ummadda Soomaaliyeed.

34e4

Allah waxaan uga baryeynaa in uu u dembi dhaafo kitaabkiisana gacanta midigta ah uu ka siiyo, Qabrigana u waasiciyo una nuuriyo, Janadii fardowsana hoy uga yeelo Aamiin, Aamiin, Aamiin, ALLAHAYOOW.

About The Author