Xukuumada Dr Gaas waxqabad la’aantii ma dayray ku dartay?

Xukuumada Dr Gaas oo waxqabad la’aantii dayro ku dartay kadib markii uu maanta, 22 nov 2014, Wasiirka Maaliyada dawlada Puntland Shire Xaaji Faarax hortagay Baarlamaanka Puntland isagoo isku difaacay wax ka Yaabiyey inta badan Shacabka Puntland. Wasiirka ayaa isagoo ka jawaabaya sababta ay lacagta lagu leeeyahay iyo Mushahaaraadka u bixin waayeen ayuu yiri ”Dawlada maalmaha badanaa waxaa soo gala lacag dhan 9000 doolar.Bal idinku hadaad qaybin lahaydeen sidee ayaad u qaybin lahaydeen?”

943

Xukuumada Dr Gaas Dalkii dhamaa oo dhisnaa oo loo igmaday inay hogaamiyaan ma waxay la soo shirtageen 9000 doolar maalinkii nooma soo xarooto ee maxaan wax ku qabanaa? hada ogow Xaafada Koonfureed ee Magaalada gaalkacyo (Galmudug) ayaa ka badan soo gashaa inta ay sheegeen.

Wakaa xaalka madaxweyne Dr Gaas oo Horumar iyo Cadaalad baan Puntland gaarsiinayaa lagu doortay,. Isbedelkii Puntland ka Curtay waakaas halkaas dhigay.

Puntlandes.com

About The Author