Dhagayso: DFS oo Sharci Batrool u gudbisay Golaha Shacabka

31 Okt 2017 (Puntlandes) Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa shalay u gudbisay Golaha Shacabka baarlmaanka JF Soomaaliya nuqulka hindiso sharciyeedka Khayraadka dalka.

9a

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Maxamud Cabdulqadir oo waraysi siiyey VOA ayaa ka warbixiyey hindise Sharciyeedkan.

Waxaa xusid mudan in aan wali lagu heshiin qaybsiga khayraadka dalka, iyadoo ay sidii caadada u ahayd ay DFS la oroday kaligeen.

Dhanka kale waxaa jiray Sharci uu Baarlamaanku ansixiyey 2008dii oo shaqayn waayey, maadaama ay dawladu kaligeen la tashi la’aan u ansixisay.

Dhagayso Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta


Puntlandes.com

About The Author