Dhagayso Warbixin laba qaybood ah oo ay Dr’s Sacdiya sh Ali warbixin uaga hadlayayso xaaladaha kala duwan ee gobolada Somaliya (Golaha1960)

11 Nov 2017 (Puntlandes) Dr’s Sacdiyo Sheekh Cali ayaa warbixin aad u mihiima oo ay kaga warbixisay inta badan gobolada Soomaaliya xaaladaha dhabta ah ee ka jira siisay Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan oo uu ka mid yahay Puntlandes.com.

19a6

Dr’s Sacdiyo Sheekh Cali oo madax ka noqotay mashaariic ay bixiyeen hay’daha ADEESO iyo USAID  lagana fuliyey inta badan Gobolada Somaliya .Warbixintan oo ah laba qaybood ,qaybta kowaad waxay kaga hadashay  dhinaca waxbarashada horumarka iyo dib u dhaca ka jira S/land,Puntland iyo koonfurta iyo gobolada dhexe ee Somaliya ,sidoo kale waxay warbixintan oo ay u baahan yihiin dadka somaliyeed iney si dhab ah u dhuuxaan xaaladaha kala duwan ee ay ku soo  bandhigtay  kagana warantay sida dhinacyada AMNIGA,BIYAHA,CAAFIMAADKA IYO kala duwanaanshaha Waxbarasho ee ka jira SOMALIYA waa mid qiira gelinaysa dadka somaliyeed.

Weriye Dhegood ayaa qaaday waraysiga

Qaybta 1aad


Qaybta 2aad

Puntlandes.com

 

About The Author