Daawo Video: Waxa uu ku hadlay madaxweyne Dr Gaas 20 okt 2013

Waxa ay Puntlandes.com idiin soo gudbinaysaa waxa uu ku hadlay Musharax Dr Gaas  Taariikhdu markay ahayd  20 okt 2013 isagoo ka hadlay soo dhawayn loogu sameeyey Dubai. Waxa uu kadlayaa wax walba oo aan ka fiirsi lahayn su’aasha bahda Puntlandes.cim waxaa weeye Maanta oo uu 11 bilood madaxweyne Puntland ka yahay muxuu bedelay? Muxuu qabtay? Aawaye wuxuu lahaa waan qabanayaa?

Daawo Videoga xiisaha badan

Puntlandes.com

About The Author