Daawo video-Dhageyso: Gudoomiyaha xuquuqul insaanka Puntland oo la doortay

Garoowe (Pes) Barlamaanka Puntland ayaa maanta doortay gudoomiyaha xafiiska xuquuqul insaanka Puntland, iyagoo u doortay Maxamed Yuusuf Cali oo kamid ahaa mas’uuliyiinta sare ee Jaamaca Bosaso. Waxaa ku tartamayey Jagadan 3 Musharax oo kala ahaa Siciido Maxamed Cali, Burhaan Aadan Cumar iyo Maxamed Yuusuf Cali. Doorashaduna waxay ahayd mid qarsoodiya.

Waxaana wareegii ugu dambeeyey ku guulaystay 37 cod Maxamed Yuusuf Cali

Hoos ka dhageyso codka gudoomiyaha

 

Daawo Videoga

Puntlandes.com

About The Author