Garoonka kubadda cagta ee Banaadir oo Miinooyin laga soo saaray

11  Dec 2017 (Puntlandes) Garoonka kubadda cagta ee Banaadir Stadium ayaa waxay ciidamada dowladda Soomaliya gaar ahaan kuwa miino baarista ku guuleysteen inay kasoo saaraan miinooyin lagu aasay afafka hore ee garoonka.

42a7

Wararka ayaa sheegaya in miinooyinka lagu aasay albaabka weyn ee garoonka banaadir,waxaana lagu guuleystay in laga soo saaro iyadoo aan qarxin.

Dhanka kale ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka soomaliya iyo kuwa amisom ayaa howgal kawada gudaha garoonka koonis.

Arintaan ayaa kusoo beegmaysa xili galabta ay wada balansan yihiin ciyaartoyda kala matalaysa Galmudug iyo gobolka Banaadir.

Puuntlandes.com

About The Author