Sawiro: Madaxweyne Xaaf, Xildhibaan Saleebaan, Taliya CXDS, Taliyaha Daraawiishta Puntland oo Furay Wadooyin Gaalkacyo ku xirnaa

16 Dec 2017 (Puntlandes)  Madaxweyne Xaaf, Xildhibaan Saleebaan Maxamuud Xaashi, Taliyaha CXDS Cabdiwali Jaamac Gorod, Taliyaha Ciidan Daraawiishta Puntland iyo Mas’uuliyiin kale ayaa maanta ku guuleystay in ay furaan wadooyinkii magaalada Gaalkacyo ku xirmay dagaalkii ka dhacay.

Furitaanka wadooyinkaan ayaa yimid ka dib markii maalmihii lasoo dhaafay ay Gaalkacyo si xawli ah uga socdeen Ololo nabadeyn ah.

Wadooyinka maanta la furay ayaa ah kuwo muhiim u ah isku socodka dadka iyo sidoo kale Gaadiidka waxaana ka mid ah wadada Laamiga ah ee Muqdisho aada.

Daawo  sawirrada
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

14

15

16

17
Puntlandes.com

About The Author